Back to LanguagesPrevious ChapterNext Chapter EnglishArabicUrduHindiTamilBengali
Somali - Chapter 50 - Qaf
Translation by Abdullah Hasan Jacob — Permalink
Verse 32 — Surah Qaf 50:32
Kani waa waxa la idin ballan qaaday, Waxaa iska leh mid walboo u soo laabasho badiya (Allaah), dhowra xuduuddiisa