Back to Languages

Somali - Chapter 50 - Qaf

Translation by Abdullah Hasan Jacob — Permalink

Verse 5 — Surah Qaf 50:5

Bal waxay beeniyeen Xaqa markii uu u yimid, waxay haddaba ku jiraan xaalad murugsan