Back to Languages

Somali - Chapter 50 - Qaf

Translation by Abdullah Hasan Jacob — Permalink

Verse 7 — Surah Qaf 50:7

Oo dhulka Waxaanu ka yeellay mid fidsan, oo ku sugnay buuro, oo waxaan ka yeelany inay ka soo dhex baxaan dhir qurxoon oo cayn walba leh