Back to Languages

Somali - Chapter 95 - At-Tin

Translation by Abdullah Hasan Jacob — Permalink

Verse 1 — Surah At-Tin 95:1

Waxaan ku dhaartay Tiinka iyo Zaytuunka

Verse 2 — Surah At-Tin 95:2

Verse 3 — Surah At-Tin 95:3

Iyo magaaladan Aaminka ah (Makkah)

Verse 4 — Surah At-Tin 95:4

Xaqiiq Waxaan u abuurnay Aadmiga qaab kan u wanaagsan

Verse 5 — Surah At-Tin 95:5

Misna waxaan u celinnay hooseeyayaasha kan u hooseeya

Verse 6 — Surah At-Tin 95:6

Marka laga reebo kuwa (Xaqa) rumeysan oo samaha fala, waxay mudan doonaan jar aan weligi go’ynin

Verse 7 — Surah At-Tin 95:7

Ee yaa haddaba kara inuu kugu beeniyo arrinka abaal marinta

Verse 8 — Surah At-Tin 95:8

Sow ma aha Allaah Kan u wanaagsan inta wax xukunta