Back to Languages

Somali - Chapter 15 - Al-Hijr

Translation by Abdullah Hasan Jacob — Permalink

Verse 39 — Surah Al-Hijr 15:39

Wuxuu yidhi: Rabbiyow! Sida aad ii habaabisay darteed, Waxaan hubaal iyagana u qurxin doonaa jidka habowga dhulka korkiisa, oo xaqiiq waxaan habaabin doonaa iyagoo dhan