Back to Languages

Somali - Chapter 2 - Al-Baqarah

Translation by Abdullah Hasan Jacob — Permalink

Verse 107 — Surah Al-Baqarah 2:107

Oo miyaadan ogeyn in Allaah leeyahay Boqortooyada (runta ah ee) samooyinka iyo arlada, oo aydaan lahayn Allaah sokoadi gacal iyo gargaare midna