Back to Languages

Somali - Chapter 2 - Al-Baqarah

Translation by Abdullah Hasan Jacob — Permalink

Verse 108 — Surah Al-Baqarah 2:108

Mise ma waxaad rabtaan inaad su'aalo hor dhigtaan20 Rasuulkiinna sidii Muuse horey loogu su'aalay. Oo qofkii qaataa iimaan darro halkii Iimaanka, wuxuu xaqiiq ka lumay jidka toosan