Back to Languages

Somali - Chapter 2 - Al-Baqarah

Translation by Abdullah Hasan Jacob — Permalink

Verse 111 — Surah Al-Baqarah 2:111

Oo waxay yidhaahdaan: Qofna ma geli doono Jannada aan aheyn mid ah Yuhuud ama Nasaaro. taasi waa hididdiiladooda maran21. Dheh: Keena caddayntiinna haddii aad tihiin run sheegayaal