Back to LanguagesPrevious ChapterNext Chapter EnglishArabicUrduHindiTamilBengali
Somali - Chapter 2 - Al-Baqarah
Translation by Abdullah Hasan Jacob — Permalink
Verse 119 — Surah Al-Baqarah 2:119
Hubaal Waxaan Annagu kula soo dirnay Xaqa, bishaareeye iyo dige ahaan, oo waxna lagaama weydiin doono asxaabta dabka ololaya