Back to LanguagesPrevious ChapterNext Chapter EnglishArabicUrduHindiTamilBengali
Somali - Chapter 2 - Al-Baqarah
Translation by Abdullah Hasan Jacob — Permalink
Verse 120 — Surah Al-Baqarah 2:120
Marnaba kaama raalli noqon doonaan Yuhuuddda iyo Nasaaradu (Kirishtaanku) jeer aad raacdo diintooda. Dheh: hubaal Hanuunka Ilaahay, kaas baa ah hanuunka (Xaqa ah). Oo haddaad raacdo rabitaannadooda kaddib cilmiga kuu yimid, kuma lahaaan doontid xagga Ilaahay gacal iyo gargaare midna