Back to Languages

Somali - Chapter 2 - Al-Baqarah

Translation by Abdullah Hasan Jacob — Permalink

Verse 124 — Surah Al-Baqarah 2:124

Oo waa tii uu Rabbigi ku imtixaanay Ibraahiim ereyo cayiman, markaasuu wada oofiyey. Wuxuu yidhi: Hubaal Waxaan kaaga dhigayaa Imaam dadka. (Ibraahiim) wuxuu yidhi: Iyo qaar ka mid durriyadeydaba Wuxuu yidhi: Axdigeyga kuma jiraan gar ma qaatayaasha