Back to Languages

Somali - Chapter 2 - Al-Baqarah

Translation by Abdullah Hasan Jacob — Permalink

Verse 126 — Surah Al-Baqarah 2:126

Oo waa tii uu Ibraahiim yidhi: Rabbiyow, ka dhig tani maagalo nabad ah, oo ku galladeyso dadkeeda midho, kuwooda rumeysan Allaah iyo Maalinta dambeysa. Wuxuu yidhi: oo qofkii rumeyn diida, waxaan u raaxeyn doonaa in yar, markaas kaddib waxaanu ku dirqin doonaa cadaabta Naarta,oo ugu xun meel la ahaado