Back to Languages

Somali - Chapter 2 - Al-Baqarah

Translation by Abdullah Hasan Jacob — Permalink

Verse 130 — Surah Al-Baqarah 2:130

Oo yaa isaga taga diinta Ibraahiim, mid is caqli tira maahee? Oo hubaal Waxaan ku doorannay adduunkan, oo hubaal Aakhirada wuxuu xaqiiq ka mid yahay kuwa wanaagsan