Back to LanguagesPrevious ChapterNext Chapter EnglishArabicUrduHindiTamilBengali
Somali - Chapter 2 - Al-Baqarah
Translation by Abdullah Hasan Jacob — Permalink
Verse 135 — Surah Al-Baqarah 2:135
Oo waxay yidhaahdaan: Noqda Yuhuud ama Nasaaro, waad hanuuni doontaane. Dheh: Mayee, (waxaanu raaceynaa) diintii Ibraahiim, toosnahii, oo kama aanu mid aheyn mushrikiinta