Back to Languages

Somali - Chapter 2 - Al-Baqarah

Translation by Abdullah Hasan Jacob — Permalink

Verse 138 — Surah Al-Baqarah 2:138

Qaata Aslidda Ilaahay, oo yaa ka wanaagsan Allaah aslid ahaan. Oo Isagoo (Keliya) baanu caabudnaa