Back to LanguagesPrevious ChapterNext Chapter EnglishArabicUrduHindiTamilBengali
Somali - Chapter 2 - Al-Baqarah
Translation by Abdullah Hasan Jacob — Permalink
Verse 139 — Surah Al-Baqarah 2:139
Dheh: Ma waxaad nagala dooddaan arrinka Ilaahay Isagoo ah Rabbigayo iyo Rabbigiinba? Oo waxaanu mudan doonnaa acmaashayada, idinkuna waxaad mudan doontaan acmaashiinna. Oo innagu Isagaan daacad u nahay