Back to LanguagesPrevious ChapterNext Chapter EnglishArabicUrduHindiTamilBengali
Somali - Chapter 2 - Al-Baqarah
Translation by Abdullah Hasan Jacob — Permalink
Verse 149 — Surah Al-Baqarah 2:149
Oo meel kastoo aad ka soo baxdo, u jeedi wejigaaga xagga Masjidka xurmadda gaarka ah lihi; oo hubaal waa xaq kaaga yimid xagga Rabbigaa, Oo Allaah ma mooga waxa aad fashaan