Back to LanguagesPrevious ChapterNext Chapter EnglishArabicUrduHindiTamilBengali
Somali - Chapter 2 - Al-Baqarah
Translation by Abdullah Hasan Jacob — Permalink
Verse 159 — Surah Al-Baqarah 2:159
Hubaal kuwa qariya29 xujooyinka cad iyo hanuunka aan soo waxyoonnay, kaddib markaanu ugu caddeynay dadka Kitaabka, kuwani weeye kuwa uu Allaah nacladi doono, oo kuwaa wax naclada ay nacladi doonaan (sidoo kale)