Back to LanguagesPrevious ChapterNext Chapter EnglishArabicUrduHindiTamilBengali
Somali - Chapter 2 - Al-Baqarah
Translation by Abdullah Hasan Jacob — Permalink
Verse 16 — Surah Al-Baqarah 2:16
Kuwani waa kuwa iyagu iibsaday habowga halkii hanuunka, sidaas awgeed ganacooda ma keento wax faa’ido ah, Mana aha kuwo hanuunsan