Back to LanguagesPrevious ChapterNext Chapter EnglishArabicUrduHindiTamilBengali
Somali - Chapter 2 - Al-Baqarah
Translation by Abdullah Hasan Jacob — Permalink
Verse 161 — Surah Al-Baqarah 2:161
Hubaal kuwa rumeysan diida oo dhinta iyagoo gaalo ah, kuwan weeye kuwa ay korkooda tahay Nacaladda Ilaahay, iyo malaa’igta iyo dadka oo dhan