Back to Languages

Somali - Chapter 2 - Al-Baqarah

Translation by Abdullah Hasan Jacob — Permalink

Verse 172 — Surah Al-Baqarah 2:172

Mu’miniintoy! Wax ka cuna waxyaalaha wanaagsan31 oo aan idinku galladeysannay, oo u mahad naqa Allaah, hadduu Isagu yahay Kan aad caabuddaan