Back to LanguagesPrevious ChapterNext Chapter EnglishArabicUrduHindiTamilBengali
Somali - Chapter 2 - Al-Baqarah
Translation by Abdullah Hasan Jacob — Permalink
Verse 176 — Surah Al-Baqarah 2:176
Tani waa inuu Allaah ku soo waxyooday Kitaabka Xaq. Oo hubaal kuwa isku khilaafa Kitaabka waxay ku sugan yihiin cinaad aad u fog