Back to Languages

Somali - Chapter 2 - Al-Baqarah

Translation by Abdullah Hasan Jacob — Permalink

Verse 183 — Surah Al-Baqarah 2:183

Mu’miniintoy! Waxaa la idinku faral yeelay soon36, sidii loogu faral yeelayba kuwii idinka horreeyay, si aad isaga jirtaan (xumaha)