Back to Languages

Somali - Chapter 2 - Al-Baqarah

Translation by Abdullah Hasan Jacob — Permalink

Verse 206 — Surah Al-Baqarah 2:206

Oo marka lagu yidhaahdo, iska jir (Ciqaabka) Ilaahay; qabweyni u geyso dambi. Ee Naar baa ku filan isaga oo iyadaa ugu xun gogol la dhinac dhigo