Back to Languages

Somali - Chapter 2 - Al-Baqarah

Translation by Abdullah Hasan Jacob — Permalink

Verse 208 — Surah Al-Baqarah 2:208

Mu’miniintoy! U soo gala Islaamka si dhan waaxid iyo wadarba oo ha raacina tallaabooyinka Shaydaanka. Hubaal! Wuxuu idiin yahay cadow iska cad