Back to LanguagesPrevious ChapterNext Chapter EnglishArabicUrduHindiTamilBengali
Somali - Chapter 2 - Al-Baqarah
Translation by Abdullah Hasan Jacob — Permalink
Verse 210 — Surah Al-Baqarah 2:210
Ma waxay sugaan waxaan ahayn inuu Allaah ugu yimaado daruuro hogol ah iyo malaa’igtuba? oo arrinka (horey) baa loo gooyey. Oo xagga Allaah baa loo celiyaa umuuraha oo idil