Back to Languages

Somali - Chapter 2 - Al-Baqarah

Translation by Abdullah Hasan Jacob — Permalink

Verse 211 — Surah Al-Baqarah 2:211

Weydii ilmahii Israa’iil intee baan calaamo cad siinnay. Oo qofkii beddela Nicmadda Ilaahay kaddib markay u timid, haddaba hubaal Allaah Ciqaabtiisu way daran tahay