Back to LanguagesPrevious ChapterNext Chapter EnglishArabicUrduHindiTamilBengali
Somali - Chapter 2 - Al-Baqarah
Translation by Abdullah Hasan Jacob — Permalink
Verse 215 — Surah Al-Baqarah 2:215
Waxay ku weydiiyaan waxa ay tahay inay bixiyaan (nafaqo ahaan). Dheh: Wax kastoo aad bixisaan oo maal ah waxaa u mudan waalidiinta iyo qaraabada iyo agoomaha, iyo masaakiinta iyo musaafirka (go’doonsan), Oo wax kasta oo khayr ah aad fashaan, hubaal Allaah wuu ogsoon yahay