Back to LanguagesPrevious ChapterNext Chapter EnglishArabicUrduHindiTamilBengali
Somali - Chapter 2 - Al-Baqarah
Translation by Abdullah Hasan Jacob — Permalink
Verse 219 — Surah Al-Baqarah 2:219
Waxay wax kaa weydiiyaan Khamriga56 iyo Qamaarka57. Dheh: Waxaa labadaba ku jira dambi weyn iyo wax tar ay dadka u leeyihiin, oo dambigooda baa ka weyn waxtarkooda. Oo waxay ku weydiiyaan maxay tahay inay bixiyaan. Dheh: Wixii dheeraad idinku ah. Sidaas buu Allaah idiin ka dhigaa wax cad Aayadaha si aad uga fakartaan