Back to LanguagesPrevious ChapterNext Chapter EnglishArabicUrduHindiTamilBengali
Somali - Chapter 2 - Al-Baqarah
Translation by Abdullah Hasan Jacob — Permalink
Verse 221 — Surah Al-Baqarah 2:221
Oo ha guursannina haweenka mushrikadaha ah jeer ay rumeeyaan, oo xaqiiq addoonad mu’minad ah baa ka khayr roon mushrikad haba idin cajabisee. Oo ha u guurinnina (gabdhihiinna mu’mindaha ah) ragga mushrikiinta ah jeer ay rumeeyaan. Oo xaqiiq addoon mu’min ah baa ka khayr roon Mushrik haba idin cajabiyee. Kuwani waxay ku baaqaan Naar, Oo Allaah wuxuu ku baaqaa Janno iyo dambi dhaaf si idankiisa ah, oo uga dhigaa caddaan Aayadahiisa dadka si ay u xusuustaan