Back to Languages

Somali - Chapter 2 - Al-Baqarah

Translation by Abdullah Hasan Jacob — Permalink

Verse 24 — Surah Al-Baqarah 2:24

Haddii se aydaan falin, marnabana ma fali doontaane, hadddaba iska jira Naarta shidaalkeedu yahay dad iyo dhagaxaan, taasoo loo diyaarshay gaalada