Back to LanguagesPrevious ChapterNext Chapter EnglishArabicUrduHindiTamilBengali
Somali - Chapter 2 - Al-Baqarah
Translation by Abdullah Hasan Jacob — Permalink
Verse 245 — Surah Al-Baqarah 2:245
Kee baa amaahin Allaah amaah wanaagsan oo uu u labo laabaa laban laab badan? Oo Allaah waa (ku) cidhidhiiyaa (risiqa cidduu doono) ama u ballaariyaa. Oo Xaggiisa baa la idiin soo celin doonaa