Back to Languages

Somali - Chapter 2 - Al-Baqarah

Translation by Abdullah Hasan Jacob — Permalink

Verse 248 — Surah Al-Baqarah 2:248

Oo Nabigoodii wuxuu ku yidhi: Hubaal astaanta mulkigiisa waxaa weeye inuu idiin yimaado taabuut (kafan) ay ku jidho xasilooni ka timid Rabbigiin iyo haraa ah waxay ka tageen reer Muuse iyo reer Haaruun oo ay siddo malaa’ig. Hubaal tani waxaa idiinku sugan calaamo haddaad tihiin mu’miniin