Back to LanguagesPrevious ChapterNext Chapter EnglishArabicUrduHindiTamilBengali
Somali - Chapter 2 - Al-Baqarah
Translation by Abdullah Hasan Jacob — Permalink
Verse 250 — Surah Al-Baqarah 2:250
Oo markay u soo ban baxeen Jaaluut iyo ciidammadiisii, waxay yidhaahdeen: Rabbiyow! Nagu shub samir oo noo sug cagahayaga, oo guul naga sii dadkan gaalada ah