Back to Languages

Somali - Chapter 2 - Al-Baqarah

Translation by Abdullah Hasan Jacob — Permalink

Verse 251 — Surah Al-Baqarah 2:251

Markaas bay ku jabiyeen Idanka Ilaahay, Oo Daawuud wuxuu dilay Jaaluut, oo Allaah uu siiyey boqortooyo iyo xikmad, oo uu baray wax ka mid ah wuxuu doono. Oo haddaanu Allaah ku celin lahayn dadka qaarba qaar kale, waxaa xaqiiq fasaadi lahaa arlada. Laakiinse Allaah waa u Roonaan badan yahay uunanka