Back to Languages

Somali - Chapter 2 - Al-Baqarah

Translation by Abdullah Hasan Jacob — Permalink

Verse 252 — Surah Al-Baqarah 2:252

Kuwani waa Aayadaha Ilaahay, oo aanu kuugu akhrinno si xaq ah. Oo hubaal waxaad adigu (Muxammadow) xaqiiq ka mid tahay Rususha (Ilaahay)