Back to Languages

Somali - Chapter 2 - Al-Baqarah

Translation by Abdullah Hasan Jacob — Permalink

Verse 263 — Surah Al-Baqarah 2:263

Hadal san iyo saamaxaad baa ka roon sadaqo ay raacdo waxyeello. Oo Allaah waa Deeqtoone, Dulqaad Badan