Back to Languages

Somali - Chapter 2 - Al-Baqarah

Translation by Abdullah Hasan Jacob — Permalink

Verse 269 — Surah Al-Baqarah 2:269

Wuxuu siiyaa Xikmad qofkuu doono, oo qofkii la siiyo Xikmad, xaqiiq waxaa la siiyey khayr tiro badan. oo ma garowsadaan waxaan aheyn wax garadka