Back to Languages

Somali - Chapter 2 - Al-Baqarah

Translation by Abdullah Hasan Jacob — Permalink

Verse 271 — Surah Al-Baqarah 2:271

Haddaad u bixisaan sadaqooyinka si caddaan ah, waa hagaag, oo haddaad qarisaan, oo aad siisaan fuqurada, waa sida idiin khayr badan. Oo tani waxaa la idiinku dhaafi wax ka mid ah camalladiinna xun. Oo Allaah waxa aad fashaan waa u Xog Ogaal