Back to Languages

Somali - Chapter 2 - Al-Baqarah

Translation by Abdullah Hasan Jacob — Permalink

Verse 278 — Surah Al-Baqarah 2:278

Mu’miniintoy! Dhowra (xilka uu idin saaray) Allaah oo iskaga taga waxa ka baaqi ah (faa’ido laga helay) ribo, haddaad tihiin mu’miniin