Back to Languages

Somali - Chapter 2 - Al-Baqarah

Translation by Abdullah Hasan Jacob — Permalink

Verse 283 — Surah Al-Baqarah 2:283

Oo haddaad safar tihiin oo aydaan helin qore, markaa ha la qaato rahan (curaar damaanad ahaan), haddiise uu midkiin aamino midka kale, markaa waa inuu kan la aaminay u guto ammaanadiisa (si daacad ah) oo ha dhowro (xilka uu saaray) Allaah, Rabbigi. Oo ha qarinnina marag furka, oo qofkii qariya, qalbigiisu hubaal waa dambiile. Oo Allaah waxa aad fashaan wuu Ogsoon yahay