Back to Languages

Somali - Chapter 2 - Al-Baqarah

Translation by Abdullah Hasan Jacob — Permalink

Verse 285 — Surah Al-Baqarah 2:285

Rasuulku wuxuu rumeysan yahay waxa lagaga soo Waxyooday xagga Rabbigi, oo (sidaas bay yeelaan) mu’miniintu. Waxay kulligood rumeynsan yihiin Allaah iyo Malaa’igtiisa iyo Kutubtiisa iyo Rusushiisa; Ma kala soocno midkoodna ka mid ah Rusushiisa dhexdooda, oo waxay yidhaahdaan: Waanu maqlaynaa oo adeeceynaa. Rabbiyow! Dambi Dhaafiddaada (yaanu kaa barinnaa), oo waa Xaggaaga meel noqodka dambe