Back to LanguagesPrevious ChapterNext Chapter EnglishArabicUrduHindiTamilBengali
Somali - Chapter 2 - Al-Baqarah
Translation by Abdullah Hasan Jacob — Permalink
Verse 30 — Surah Al-Baqarah 2:30
Oo waa tii uu Rabbigaa ku yidhi malaa’igta: Waxaan dhigayaa dhulka facyo is xigsada oo maamula. Waxay yidhaahdeen: Waa la yaabe! ma waxaad dhigi doontaa gudaheeda kuwo fasahaadsha oo dhiig daadsha, innagoo ku tasbiixsanna xamdigaaga, oo ku xurmo weyneyna. Wuxuu yidhi: hubaal Waxaan Anigu ogahay wax aydaan ogeyn