Back to LanguagesPrevious ChapterNext Chapter EnglishArabicUrduHindiTamilBengali
Somali - Chapter 2 - Al-Baqarah
Translation by Abdullah Hasan Jacob — Permalink
Verse 34 — Surah Al-Baqarah 2:34
Oo waa tii aan ku nidhi malaa’igta: U sujuuda Aadam, markaas bay sujuudeen Ibliis mooyee, waa uu diiday oo isla weynaaday, oo ka mid ahaaday gaalada