Back to Languages

Somali - Chapter 2 - Al-Baqarah

Translation by Abdullah Hasan Jacob — Permalink

Verse 38 — Surah Al-Baqarah 2:38

Waxaanu nidhi: Ka degta xaggeeda dhammaantiin, oo markuu Xaggayga idiinka yimaado hanuun, haddaba qofkii raaca Hanuunkayga, ma cabsi qabi doonaan, mana murugoon doonaan