Back to Languages

Somali - Chapter 2 - Al-Baqarah

Translation by Abdullah Hasan Jacob — Permalink

Verse 39 — Surah Al-Baqarah 2:39

Oo (ma) kuwa (Xaqa) rumeysan diida oo beeniya Aayadahayaga, waa iyaga ehlu-Naarka, gudaheeda bay ku dhex waari doonaan weligood