Back to Languages

Somali - Chapter 2 - Al-Baqarah

Translation by Abdullah Hasan Jacob — Permalink

Verse 40 — Surah Al-Baqarah 2:40

Ilmahii Israa’iilow! Xusuusta Nicmaddayda aan idiinku nicmeeyey, oo oofiya ballanteyda (idin saaran), waxaan oofin doonaa ballantaan idinka qaaday, oo Anigoo Keliya iga cabsada