Back to Languages

Somali - Chapter 2 - Al-Baqarah

Translation by Abdullah Hasan Jacob — Permalink

Verse 44 — Surah Al-Baqarah 2:44

Waa la yaabe! Ma waxaad amartaan samaan dadka oo hilmaantaan nafahiinna9 idinkoo akhriya Kitaabka? Miyeydaan haddaba garaadsan