Back to Languages

Somali - Chapter 2 - Al-Baqarah

Translation by Abdullah Hasan Jacob — Permalink

Verse 52 — Surah Al-Baqarah 2:52

Markaasaan idin cafinnay intaas oo dhan kaddib bal inaad mahad naqdaan