Back to LanguagesPrevious ChapterNext Chapter EnglishArabicUrduHindiTamilBengali
Somali - Chapter 2 - Al-Baqarah
Translation by Abdullah Hasan Jacob — Permalink
Verse 54 — Surah Al-Baqarah 2:54
Oo waa tii uu Muuse ku yidhi dadkiisii: Dadkaygiiyow! Xaqiiq Waxaad u gefteen nafahiinna ka dhigashadiinna dibiga(ilaah). Ee u towbad keena Uumihiinna oo dila nafahiinna11, Sidaas baa idiin khayr badan (dhammaantiin) Uumihiinna xaggiisa, mar- kaasuu idinka aqbalay towbaddiinnii, waa Isaga towbad aqbalaha, Naxariista badan